|
|
|
|
|
A |
|
|
|
|
|
|
|
B |
|
|
|
|
|
|
|
C |
|
|
|
|
|
|
|
D |
|
|
|
|
|
|
|
F |
|
|
|
|
|
|
|
G |
|
|
|
|
|
|
|
H |
|
|
|
|
|
|
|
I |
|
|
|
|
|
|
|
J |
|
|
|
|
|
|
|
K |
|
|
|
|
|
|
|
L |
|
|
|
|
|
|
|
M |
|
|
|
|
|
|
|
N |
|
|
|
|
|
|
|
O |
|
|
|
|
|
|
|
P |
|
|
|
|
|
|
|
Q |
|
|
|
|
|
|
|
R |
|
|
|
|
|
|
|
S |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
SOMALI |
ENGLISH |
|
Ciidamada Mareykanka oo xoog ku furtay Shaqaale
Ajnabi ah oo afduub loogu haystay Bartamaha Soomaaliya
|

Arbaco, Jannaayo 25,
2012 (HOL) − Diyaarad dagaal oo uu Mareykanku leeyahay ayaa xoog ku
furtay laba shaqaale ah oo u shaqeynayay hay'adda miino-baarista
dalka Denmark ee DDG, kuwaasoo sannadkii hore laga afduubay degmada
Gaalkacyo xilli ay doonayeen inay ka dhoofeen garoonka diyaaradaha
degmadaas
|
Ururka Haweenka Soomaalida
Ogaden oo Kulan Taariikhi Ah Isugu Yimid
San Diego, California:Waxaa xalay magaalada San Diego ee
Sunday, 25 Dcember 2011 21:35
Ogaden Online gobolka California ka
dhacay shir taariikhi ah oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Haweenka
Soomaalida Ogadenia ee San Diego. Shirkan ayaa waxa uu ahaa
marti-qaad khaas ah oo ay ururku ku marti-qaadeen dhamaan haweenka
kasoo jeeda dhulka Ogadenia iyo haweenka walaalaha ee Jamhuuriyadda
Somalia.
|
Midab
takoorka Xukumada Itoobiya ee ku aadan qeybinta dhulka oo caalamku
walbahaar ka qabo.
Warbixintan waxaa ku eegayna qorshaha guumeysiga ee uu qarniyada
kusoo maalayay qowmiyadaha ay gumeystaan Abbysinianku ee ku nool
dhulka hoose ee Ethiopia
|
Shir
ka dhacay Copenhagen. Sunday, 18
December 2011 00:32 Ogaden Online
Shir ka dhacay Copenhagen, Denmark
|
Wariyeyaashii Swidhiska ahaa dusha
ayaa laga ilaalsanayay
Waxaa qoraal aad u dheer kana hadlaya warbixino sir ah oo kusaabsan
wariye yaashii swidhiska ahaa ee Ogaden lagu xiray 1 julay 11 lagu
soo daabacay mid kamid ah joornaalada aadka u weyn ee wadanka Sweden
taariikhdu markii ay aheyd 4 december 2011 saacada 08:46
|
Kulan
loogu magac darey "Xasuuqa Ogaden ee la iska Indhatirayo" oo ay
qabteen Ururo Swedish
ah
Waxaa markey
taarikhdu ku beegnayd December 7, 2011 ka furmay magaaladada
Gothenburg oo ...
|
|
San Diego, CA. Kulan aad
loo soo agaasimay ayaa wuxuu ka dhacay Jaamacada balaaran ee la...
|
Baarlamaanka
maamulka Galmudug ee Soomaaliya oo xilkii ka qaaday M/weyniha
maamulkaasi Maxamed Axmed Caalin.
02/12/2011
|
|
Puntland:
Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho saacado qaatay oo uu ku tegay
Garowe kaddib dib ugu noqday Muqdisho
Axad, August 28, 2011(HOL): Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif
Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaminayay oo maanta booqasho saacado
qaadatay ku tegay magaalada Garowe ee xarunta u ah Dowlad goboleedka
Puntland ayaa wuxuu dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
|
6minutes to All somalis!
GAbar somali ah oo ka xumaatad dhibaatada haysata ddadka somaliyeed
abaartu ku dhacay
|
Shirkadda
Dahabshiil oo 100,000$ (Boqol Kun oo Doollar) ku taakulaynayso dadka
abaaruhu riiqeen ee ku dhibaateysan Soomaaliya
Sabti,
July 30, 2011(HOL): Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Maxamed
Siciid Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in deeq-horaad degdeg ah oo
dhan boqol kun oo Dollarka Maraykanka ah Shirkaduhu gaadhsiinayaan
dadka abaaraha darani ku tahluukeeyeen gobollada koonfureed ee
Somalia, iyada oo qoondadii shaqaalaha iyo wakiillada
shirkaddu weli aanay soo dhammaan oo ku xigi doonto.(Wararka
Maanta July-30
|
|
Wararka Raadiyo Wardheer
Raadiyo Wardheer,
April 28, 2011 (RWD) - Wararka ugu doorka roon maanta waxa ka mid ah
maamulka Puntland oo cambaareeyay dagaal 2 beelood ku dhexmaray
magaalada Gaalkacayo
|
|
Soomaaliya:
Jannadi
Soomaaliya:
Jannadii LaWaayay Qaybtii 1 aad
|
|
Soomaaliya:JannadiiL LaWaayey Qaybtii 2 aad
Waxa
soo jeedinaya Dr. Georgi Kapchits Dhagaaladii ka dhacay Somali iyo
Budhcad Badeedii Somalida ee Bada
|
Soomaali
badan oo ku dhintay Libya
History
Iyadoo ay sii kordhayaan
muhaajiriinta ka soo qaxaysa dalka Libya ee ku soo jeeda xeebaha
Talyaaniga ayaa shalay oo dhan waxaa BBC-da soo gaarayey warar
sheegayey in doon ay ka buuxaan qaxooti lagu qiyaasay
|
Milicsi-Waraysigii Ogadentoday ay Layeelatay
Riyaale Xaamud.
Xasuusnow:
Waraysigan Bahda Ogadentoday Waxay Qaaday 2010 Bishi July, Waxana
Hadda oogu soo Celinay Marxaladdaha uu Kawaramayay Riyaale oo aan
Jecalan inaan Markale Akhrisano Iyadoo Qaar ka mid ah Akhristayaasha
Ogadentoday Codsadeen Inaan Waraysigaas soo Celino..
|
Japan warshada nuclear ee dhalisa
korontada ayaa qaraxday
admin
Qarax weyn ayaa
ka dhacay warshad laga dhaliyo awodda Nuclear-ka dalka Japan,
magaalada la yidhaa Fukushima oo ku beegan ilaa 250 KM waqooyiga
magaalada Tokyo.12/03/11
|
Shir looga Hadlayay Arrimaha Ogaadeeniya Iyo
Halganka oo Lagu soo Dhawaynayay Hogaanka Arrimaha Bulshadda J...
Waxaa shirka
kahadlay odayal badan oo u mahad celiyay masulka balana ku qaaday in
ay si joogto ah uga qayb qaadan doonaan dhamaystirka taabaha
halganka oo ay ka maqsuudeen warbixinti lasiiyay ayagoo dhankooda
sheegay in ay xog ogal kayihiin waxa kajira wadankii,
|
Ciidamo tababar ugu soo gaba gaboobay Ethiopia
oo gaaray Galgaduud. 03-03-2011
Dhuusamareeb: (Sh.
M. Network) Ciidamada farobadan oo ah kuwa Maamulka Ahlu Sunna
Waljamaaca oo tababar ku soo qaatay dalka Ethiopia ayaa la sheegay
inay maanta gaareen deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud.
|
Deggmadda Laga Hiddo oo Lagu Dilay 7 qof Iyo
Gudoomiyihii Degmadda oo la Xiray.
<OTP- Wararka naga soo gaaraya
Magaaladda Jigjiga ayaa sheegaya in Degmadda Laga Hido oo ka Tirsan
Gobalka Nogob lagu dilay Toddobo Dhalinyaro ah meesha Gudoomiyaha
Degmadda Laga hiddo loo taxaabay Xabiska, Wararka ayaa waxay intaas
ku sii Darayaan in Falkan ay fuliyeen Ciidamadda Itoobiya Iyo Kuwa
Liyuu Police oo Si wadda jir ah u filiyay howlgalkan.
|
Sargaal u Shaqeeya Hay,ada WFP oo
muddo ku Xirnaa Jeel Ogaden oo la sii daayay.
Sarkaal sare
oo katirsan Haayada Cuntada Aduunka ee loo soo gaabiyo WFP oo
dhawaan ay ciidamada Liyuu Boolisku soo xidheen, ayaa markii lasoo
xidhayba loo gudbiyay jeelkii horay loogu yaqaanay Jeel Ogaadeen.02-03-2011Jijiga
(Kilil5)---
|
Kenya oo ciidamadeeda heegan buuxa u galisay
Al Shabaab.
01-03-2011
Nairobi: (Sh. M.
Network) Dowladda Wadanka Kenya ayaa heegan buuxa galisay ciidamada
booliska, iyadoo lagu arkayay Suuqyada iyo meelaha la’isugu yimaado
ee dalkaasi ciidamada farabadan oo boolis ah oo gaafwareegaya kadib
hanjabaad ay u jeediyeen Xarakada AL Shabaab.
|
Maxaa ka soo Baxay Wafuudda Booqtay
Magaaladda Jigjida ee ka socotay Dowladda Dhexe? .01-03-20
11OTP-
Wararka naga soo gaaraya Magaaladda Jigjiga ayaa sheegaya in Wasiiro
ka socday Dowladda Dhexe ee Maamulka Zenawi ay booqsho ku joogeen
Magaaladda Jigjiga Muddo laba maal mood ah, Booqashaddan ayaa la
sheegay inay ahayd mid laba waji leh.
|
Itoobiya oo
Dabaqoodhiyiinta Doolka ah la maagan Dilal qarsoodi ah
Wararka naga soo
gaadhaya Magaalada Addis Ababa iyo Jigjiga ayaa sheegaya in
sirdoonka Itoobiya abaabulayaan sidii ay dilal hoose uga fulin
lahaayeen meelo ka mid ah Ogadeniya.
|
Ururka Midowga Dhalinta Ogaadeenya ee Perth
Australia oo si weyn u xusay 27 Febaraayo oo ah maalinta xasuuq...01032011
OTP)-Shalay oo axad
aheyd taariikhduna kubeegneyd 27/02/2011 waxaa kadhacay shir weyne
loogu magac daray Maalintii Xasuuqa shacabka Ogaadeeniya amase afka
qalaad looyaqaano Ogaden Massacre Day (OMD) magaalda perth ee
kutaala galbeedka Australia . Waxaa shirkan oo madashiisu
quruxsaneed soqaban qaabiyey dhalinta da’da yar ee shacabka somalida
ogaadeeniya ee ku dhaqan halkaas.
|
|

Ogaden
Somalis seek Ethiopia abuse inquiry
The Ogaden
Somali Community in South Africa says it has filed a complaint
with the country's top prosecutor and the International Criminal
Court (ICC), urging an investigation into the actions of the
Ethiopian government against the Ogaden people.
|
|
Tuesday, 21 February 2012 06:15
administrator
By: Dr. M.Ugas
When I read Muktar M. Omer’s article of
“ONLF: Time for Admiral Osman to Go” on Wardernews on Feb
13, 2012, I decided to enlighten the young writers with the right
parameters to measure the progress of any liberation struggle.
But, sadly Wardheernews.com refused to publish my article,
because my views did not match what they are meant to.
|
|
Ethiopia: Ogaden Refugees' Legal
Claims May Put South Africa On the Spot |
|
By Khadija Patel, 16
February 2012
analysis
South Africa's Ogaden refugees have requested the police, the
prosecuting authority and the International Criminal Court to
investigate damning allegations of human rights abuses against the
Ethiopian government. The allegations are not new, but the legal
action may force South African officials to take a more proactive
stance against human rights abuses in Africa.
|
|
|
Last week, the Ethiopian High Court delivered harsh sentences to
five dissident journalists, including an exiled editor living in the
United States, on vague charges of terrorism. Critics call the
charges trumped up and accuse Ethiopia of using so-called
anti-terrorism laws as a tool of oppression.
|
|
"SSC"
Is the Last Hope to Bridge Somalia Back Together |
Like many nations in Africa, Somalia has endured the legacy of the
foreign expedition of greed throughout the continent. After the
Berlin Conference 1884, Western European powers sought to divide
Somaliland -- one of the most homogeneous regions of Africa -- into
British Somaliland, French Somaliland, Italian Somaliland, Ethiopian
Somaliland (the Ogaden), and the Northern Frontier District (NFD) of
British Kenya. Thus, sowing the seed for the current ongoing inter
and intra-regional unrest of Somalia.
|
ONLF
Appeals to All Journalists in the World to Stand up for Martin
Schibbye and Johan Persson
|
The unjust prison sentence
of Swedish Journalists, Martin Schibbye and Johan Persson is an
evidence of the nature of Addis Ababa regime as a terror regime,
which do not respect Human Rights, and freedom of press. By
sentencing these innocent two journalists the Ethiopian regime
headed by Meles Zenawi has blatantly violated article 19 of the
Universal Declaration of Human Rights,
|
|
|
Sweden has asked the United States and the EU for help in
securing the release of two journalists sentenced to 11 years in
an Ethiopian prison Tuesday for supporting terrorism, a Swedish
diplomat said.
|
Meles
returns Feudalism system to Ethiopia - Video
Jimma Times
Some of the conquered regions in the
South include Gambella, the
Ogaden, Sidama and Oromia. Since the South was a conquered
region, its land was divided
Kulmiye
Party members fly to China for trade talks
HARGEISA — The
General Secretary of Somaliland’s ruling Kulmiye party left the
country on Friday for the People’s Republic of China
where he is scheduled to ...
|
Government
must deal with the issue of NGOS foreign companies in Somalia
After a long and blood-spattered civil war that has destroy more
than half of its population, Somali Capital Mogadishu, the
war-ravaged capital of Somalia, is finally emerging from its
despondent pas
|
Awramba Times is
latest Ethiopian paper to vanish
A couple of weeks ago, newspaper editor
Dawit Kebede, an International Press Freedom award winner,
fledEthiopia. Sadly, Dawit's Awramba Timesis the
latest in a long list of Amharic-language private publications
to vanish from the market following the incarceration or flight
into exile of their editors.
|
UNPO
Representatives Prominent At UN
Representatives of the Ahwazi Arabs, Assyria, Degar Montagnards,
Khmer Krom, Iranian Kurdistan, OgRaden,
Sindh and West Balochistan, discussed the ...
|
ETHIOPIA:
Into Somalia Again
The Ogaden National
Liberation Front (ONLF) claimed that soldiers in its guerrilla
army (Ogaden National
Liberation Army) attacked an Ethiopian military
|
Evidence
in Etiopia trial 'faked': lawyer
The trial against Swedish reporters Martin Schibbye and Johan
Persson, arrested in July in the
Ogaden province of Ethiopia on the border of
Somalia, ...
|
Somalia:
Migrants targeted in Somaliland
Migrants in Somaliland, especially those from Ethiopia, have
increasingly come under attack since the government in the
self-declared independent state in September ordered employers
to fire all “illegal foreigners” as part of its commitment to
expelling them from the territory, according to rights
organizations.
|
ONLF
forces destroy Ethiopian Military base in Dhagaxmadow,
Ogaden
Ogaden Online
-
Nov 24 , 2011
Reports from our Ogaden
Online reporter in the Degahbour province confirm the capture of
Ethiopian Military base in Dhagaxmadow town by
Ogaden National ...
|
Ethiopian
journalists worry after editor fleesPublished
Nov 28, 2011 20:10
By
AARON MAASHO | REUTERSADDIS
ABABA: The managing editor of one of Ethiopia’s few remaining
independent Amharic-language newspapers publishing critical
analysis of local politics said he left the country last week
for fear of arrest, a US-based press freedom group said
. |
Ethiopian man burns himself to death in protest
Angus Stickle
rEvents
in Ethiopia have taken a disturbing turn following reports that
a teacher in his late 20s burnt himself alive last week in
protest against the ongoing brutal clampdown on dissent in the
country.
|
The battle for preferred
proxy status: Ethiopia vs. Kenya
Ethiopia has been battling Oromo and ogaden insurgencies, both
groups with kinship, historical and political ties to the people
of Somalia. ..
|
|
Swedes plead not guilty in
Ethiopian terror trial
Two Swedish journalists pleaded not guilty in an Ethiopian court
to terrorism charges after they were caught with rebels in the
Written by Reuters
Friday,
21 October 2011 10:21
|
|
Somalia
famine: Turkish PM Erdogan visits Mogadishu |
Turkey's Prime Minister
Recep Tayyip Erdogan and his family have arrived in Somalia's
capital to highlight the need for greater famine relief. The
visit to war-torn Mogadishu is the first by a leader from
outside Africa in almost 20 years.
|
|
|
|
Below is
an article published by UNPO: |
UNPO-organized event at Human Rights Council highlights severe
abuses in Ethiopia’s Somali region, political repression and
widespread denial of aid to punish political opponents
UNPO, the Society for Threatened Peoples, Human Rights House
Foundation and African Rights Monitor presented a parallel event
Tuesday [13 September 2011] at the 18th Session of the UN Human
Rights Council titled Oppression in the Ogaden: Human
Rights in Ethiopia's Somali Region.
|
|
Itoobiya oo
Dabaqoodhiyiinta Doolka ah la maagan Dilal qarsoodi ah |
Wararka naga soo gaadhaya
Magaalada Addis Ababa iyo Jigjiga ayaa sheegaya in sirdoonka
Itoobiya abaabulayaan sidii ay dilal hoose uga fulin lahaayeen meelo
ka mid ah Ogadeniya.
|
|
Meles Zenawi oo dawlada Masar ku
eedaysay in ay taageero siiso ONLF
24/11/10,
|
Raiisulwasaaraha
Ethiopia Meles Zenawi ayaa ku eedeeyay dawlada Egypt masar in ay
taageerto jabhado raba in... |
|
|
Shirweynihii Beesha Absame iyo
Adeerkood ee ka socday South Africa oo guul ku dhamaaday iyo maamul
cusub oo la doortay (Daawo muuqaaladii shirka
Faahfaahin dheeraad ah oo ka
soo baxeysa dagaalkii ka socday Deegaanka Dhoobley ee G/J/Hoose
|
Itoobiya
oo Dabaqoodhiyiinta Doolka ah la maagan Dilal qarsoodi ah
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Addis Ababa iyo Jigjiga ayaa
sheegaya in sirdoonka Itoobiya abaabulayaan sidii ay dilal hoose uga
fulin lahaayeen meelo ka mid ah Ogadeniya. |
Shir ka dhacay magaalada Århus,
Denmark Shirkan oo si aad ah loo soo abaabulay ayaa maalintii
sabtida ahayd ee bisha December 4 ahayd lagu ...
Read more..
|
Shirkii UNta iyo arimaha
Ogaadeenya
Saturday, 18 December 2010
00:24
administrator
Shirkii Qaramada
Midoobay (QM) ee ku saabsanaa arrimaha umadaha dulman ee laga tirada
badan yahay ee...
Read more...
|
Itoobiya
oo qirtay in aynan doorasho hadda ka dhacaynin Ogaadeenya & dadka
siyaasada indheeya oo u arka in ay doorashadan tahay tii Itoobiya
ugu dambaysay. 10/0
|
|
Shirkadda Dahabshiil oo 100,000$ (Boqol
Kun oo Doollar) ku taakulaynayso dadka abaaruhu riiqeen ee ku
dhibaateysan Soomaaliya
|
Sabti,
July 30, 2011(HOL): Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil Maxamed
Siciid Ducaale, ayaa shaaca ka qaaday in deeq-horaad degdeg ah oo
dhan boqol kun oo Dollarka Maraykanka ah Shirkaduhu gaadhsiinayaan
dadka abaaraha darani ku tahluukeeyeen gobollada koonfureed ee
Somalia, iyada oo qoondadii shaqaalaha iyo wakiillada shirkaddu weli
aanay soo dhammaan oo ku xigi doonto.(Wararka
Maanta July-30)

|
Dowladda
Kenya oo Diyaarado iyo Taangiyo Dagaal soo dhoobtay xuduuda ay la
Wadaagto Soomaaliya (guji-riix)
SMC
/Mogadishu/
13-Mar-2011
|
ADDIS
ABABA (Reuters) - Two
Swedish journalists who illegally crossed into Ethiopia's Somali
Region with rebels in July have been charged with promoting
terrorism, an official said on
|
|
| |