Warder History

Home Suuganta Education Quran


East Africa Time

Taariikhdii Halyaygii Sayid Mohamed Abdulle Hassan

file photo/Google images

Thousands of Somalis are arbitrarily arrested and unlawfully detained every year in the Somali region of Ethiopia.

Taliyaha ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa General William Ward oo u xogwaramayey guddi ka tirsan golaha Senate-ka ee Mareykanka
 
It is not only southern Sudanese who are excited by all this. Other separatist regions in Africa, and there are many of themthe Ogaden in Ethiopia;
 

 

Dhagayso dadkan xiliga ugu danbaysay ogadenia ee nabada sheegaya (lax dhukani abaar moog)

OYSU Garissa oo isugu yimid Kulan aad u qiimo badan oo dhalintu ku qodobeysteen Qorshaha Sanadka 2012

Hoos Ka daawo Sawirada:

Garisa, Kenya: Tariikhdu markay ahayd 22/1/2012 waxay ururka OYSU Garissa qabteen shir aad u balaaran oo ay ka soo Qeyb galeen dhamaan xubnaha OYSU ee Garissa, shirkan oo lagaga hadlayay wax qabadkii sanadkii 2011 waxii u qabsoomay iyo sanadkan waxay qaban lahaayeen.

Shirkan waxaa furay Xoghayaha OYSU Garissa Mudane C.naasir oo shirka si wanaagsan u daadihinayay , sidii caadada inoo ahayd waxaa lagu Furay aayadaha Quraanka ah oo uu soo jeediyay Sheekh C/Xakiim oo soo jeediyaya wacdi dheer oo meela badan taabanayo iyo doorka ay ku leeyihiin dhalinyarada diinta islaamka iyo in xariga ALLE laqabsado , waxaa la-aaday heestii calanka Ogadenya , intaas kadib waxaa war bixin dheer oo meelo badan taabanaysa iyo waxii u qabsoomay goobta ka soo jeediyay Xoghayaha Garissa mudane C/Naasir Sheekh iyo Heerarka ay soo mareen dhalinyarada OYSU ee garissa hadana meesha ay taaganyihiin oo ah mid lagu farxo .

Sidoo kale shirkan waxaa goob jog ahaa Xoghayaha Abaabulka A.Bulshada iyo Warfaafinta OYSU Mudane Cumar Sheekh C.laahi (omarsoya) waxuu war bixin dheer oo ku saabsan wax qabadkii OYSU inta ay jirtay iyo wixii u qabsoomay sanadkii la soo dhaafay waxuuna war bixin ka siiyay xubnihii Gooobta joogay shirkii 2AAD ee OYSU ee ka dhacay wadnka Germany iyo waxii ka soobaxay sidoo kale waxuu xubnihii ka soo qeybgalay u sharxay ACTION PLAN kii sanadka 2012 laqaban lahaa iyo sida loo qanaban-doono iyo bil walba waxa laqabanayo , dhamaan xubnihii goobta fadhiyay aad ayay oogu farxeen waxaan goobta laga waydiiyay su’aalo aad ubadan oo si waafi ah ooga jawaabay xubnihiina su’aalahoodi waa ka qanciyay.

Waxaa khadka taleefanka kaga soo qeyb galay Xoghayaha Guud ee OYSU Mudane Mujaahid sheikh Ibraahin oo aad oogu hanbalyeeyay dhalinyada OYSU ee Garissa iyo dadaalkooda in ay sii laban laaban waxuuna yiri waxaan rajeenayaa in Sanadkan waxbadan aad qaban doontaan.

Waxaa goobta joogay marti sharaf oo ka mid ahaa Cumar Coca oo ka yimid wadanka South Africa oo aad oogu hanbalyeeyay dhalinyarada kunala dardaarmay in ay dadaalkooda sii muujiyaan ,

sidoo kale waxaa goobta jogay masuuliyiinta Jaaaliyada Garissa waxayna soo jeediyeen dadaal dheeraad ah waa in ay muu jiyaan dhalinyarada waxayna u sheegeen in mar walba ay garabtaaganyihiin OYSU

Waxaa heeso aad u qiir galiyay Xubnihii ka soo qeybgalay Goobta ka soo jeediyay Kooxda OYSU ee bariga Africa waxayna ku saabsanayayeen heesaha iyo geeraarada dhalinyarada OYSU In ay dadaalkooda kor u sii qaadaan waxaana aad ooga dhex muuqday C.rashiid Gurmada qaran oo ah abwaanka Kooxda .

Isku soo wada duuduuboo shirkii oo aad looga faa iidaystay waxuu ku soo dhamaaday jawi aad u heer sareeya xubnihii ka soo qeybgalayn laga buuxinyay formka OYSU qof walbana uu balan qaad ku sameeyay in ay OYSU mar walba garab taaganyihiin

Shirkii oo uu daadihinyay Xoghayaha OYSU ee GARSSA mudane c/naasir ayaa soo xiray


 

 

Audio News

BBC Somali

18:00 GMT

04:00 GMT

11:00 GMT
14:00 GMT

AJEZEERA TV VIDEO

VOA Somali 16:00
VOA Somali 17:00
VOA Somali 19:00
VOA Somali 20:00
aljazeera
Click here >>Al Jazeera was given exclusive access to Ogaden.(Aljazeera TV English)

UNPO Condemns the Arrest and Continued Detention

Tragedy of Somalia shames the world, Turkish leader tells UN

Prime Minister of Turkey Recep Tayyip Erdogan,
Prime Minister of Turkey Recep Tayyip Erdogan,

A woman holds a malnourished child at a camp in the town of Danan, some 600 kilometers South East of Addis Ababa (undated photo)
UN Agency to Resume Ops in Ethiopia’s Ogaden Following Fatal Attack
Thumbnail
Dhagayso dadkan xiligii ugu danbaysay (Lax dhukani abaar moog)
Ethiopia: Toronto, Canada Panel Discussi..

waa riwaayadii waa su'aal
daweyn
 

webmaster@wardheeronline.com

Copyrights © 2009-2010  Wardheeronline. All Rights Reserved.